Dhursug
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Ka dh.: faa'iido dambe ama aayatiin wanaagsan ka dhowrid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhursug ↴
baxnaani | baxnaano | dhursugid | fuqdo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg