Dhururuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Kumi toban meelood loo qeybiyey mid ka mid ah; senti. ld dhururi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhururuq

dhururi | senti |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg