Dhuug
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Cayayaan ay fowfowlaha isku bahyihiin, leh af dhuuban oo uu dhiigga xoolaha kaga nuugo, geeluna dhukaanka ka qaado.
Dhuug
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Biyo iwm afka ama qalab kale, ku soo jiidid. 2. Sigaar cabid. ld dhuuq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuug ↴
badbax | badbax | cadcaddo | dhuuge | dhuugid | dhuugis | dhuuq | dhuuqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg