Dhuumato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal; hulkujir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuumato

hulkujir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg