Dhuumo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-uuntay, -uumatay)

Meel aan muuqaalkiisa looga jeedin galid (nafley).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuumo

dhuudhuumo | dhuumasho | dhuumood | dhuundhuumo | dhuun-limf | habdhis-limfeed | kalli | qaybta kaadimareenka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg