Dhuun-limf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(dhuumo ..., m.) (c.nafl) Dhuumo u eg aroorayaasha, kuwaasi oo limf ka soo qaada nudaha kuna shuba aroorayaasha waaweyn ee wadnaha gala.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuun-limf


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg