Dhuundhuumo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-uuntay, -uumatay)

1. Dhuundhuumashow ciyaarid (carruur). 2. Isqarqarin; gaggabbasho. ld dhuudhuudhuumo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuundhuumo

dhuudhuumo | dhuundhuumasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg