Dhuundhuun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hilib aad loo daahiyay. 2. Miro aad u bisil. 3. ld dhuundhuumid.
Dhuundhuun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uumay, -uuntay; -uumi)1. Wax bisayldhaaf ah noqosho (hilib). 2. Wax aad u bisil noqosho (miro).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuundhuun ↴
dhuundhuumid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg