Dhuungoo

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

1. Nafley dilid; qurgoyn. 2. Cunaqabatayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuungoo

dhuungoyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg