Dhuunirraac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Qof hadba meeshii uu moodaayo in dani ugu jirto isxijiya ee aan ceebta anshaxa iyo dhaqan-wanaagga midna eegin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuunirraac ↴
dhuunirraacnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg