Dhuunyeeri

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ruux bixidda ka hor si gaar ah u yeerid (neef geel ah).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuunyeeri

dhuunyeerin | dhuunyeeris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg