dhuuqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Xarig iwm si adag gacmaha ku qabsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuqso ↴
dhuuqsasho [m.f.dh]
eeg dhuuqso. ld dhuuqsad, dhuuqsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg