Dhuurcaso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Jaadadka quraanyada mid ka mid ah oo midabkeedu cas yahay, yaryar oo aad u qaniinya kulul. ld dhuuricaso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuurcaso

dhuuricaso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg