Dhuus

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef kolkol sanqari weheliso oo qurmuun oo nafleyda qaarkeed xaggeeda dambe ka timaadda. ld dhuuso.

Dhuus

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Dhuuso sii deyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuus

dhuusaquraar | dhuusid | dhuuso | gadhuus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg