Dhuxdhuxle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.dh)

Qof warsheegid badan oo dadka isku dira. ld dhuhdhuhle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuxdhuxle

dhudhuhlee | dhuhdhuhle | dhuhdhuhlee | dhuxdhuxlayn | dhuxdhuxlee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg