Dhuxun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhagax gaar ah oo badanaa guduudan oo xanaf leh oo mindiyaha iwm lagu afeeyo; lisin.
Dhuxun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Biyo ceel ama wax kale oo leh dhadhan xaraar. 2. Dhul dibir iyo dhano ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuxun ↴
wiriiri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg