dibaaxis
(m.l)

ld dubaaxin.

dibaaxis
(m.dh)

(c.nafl.) Kala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la'ee mara dheefmareenka, kuwaa oo suurtoggeliya socodka cuntada. Waxaana keena uururka muruqyada wareegsan ee gidaarka calool yarada. ld dubaaxis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibaaxis

dubaaxis [m.dh]
ld dibaaxis².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg