Dibbir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.

Dibbir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (calool). 2. Cid aad u dhargid. 3. Qof cayil.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibbir

ciildibbir | ciildibbir | ciildibbirid | dibbiraysan | dibbiraysnaan | dibbiraysnaansho | dibbiri | dibbirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg