Dibuggurasho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cabsi darteed gadaal u bixid. 2. Xeelad dagaal oo ciidanku adeegsado. ld dibuggurad, dibugguro, dibugguryo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibuggurasho ↴
dibuggurad | dibugguro | dibugguryo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg