Dibusoonoolaansho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (dii.) Hab nafta dib loogu soo celiyo jirka (fikrad diineed). 2. (dii.) Natiijo nafley. 3. (dii.) Habka ruuxa iyo qofka ay isuraacaan. ld dibusoonoolayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibusoonoolaansho ↴
dibusoonoolayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg