Did

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Si aan habaysnayn u kala yaacid cabsi awgeed (xoolo ugaar iwm). ld dud².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga did

aadid | faadid | caabidid | caabudid | haad-haadid | taabbaggudid | taabbaqaadid | haadid | jaadid | baadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg