Digdhaw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld dhigdhebid. Gawricidda nafley la gawraco. 2. D. ah: nafley sakaraad ah.

Digdhaw

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-dhebay,-dhawday;-dhebi)

1. (f.g) Nafley rubad goyn. 2. (f.mg.) Wax sakaraad ah noqosho (nafley).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digdhaw

digdhebid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg