Digiigixo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gixday, -gaxatay; -gaxan)1. U d.: cid u naxariisasho. 2. Meel hoobad ah ka daadegasho. ld dagiigoxo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digiigixo ↴
digiigaxasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg