Digniin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld digid.

Digniin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. War cid dareensiinayo dhibaato ku soo foolle si uu uga gaashaanto. 2. Hadal, qoraal iwm oo cid gef sameysay la siiyo si aanu mar labaad ugu noqon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digniin

digid | digniin kamadambeys ah | digniinsho | qaylo | wiish |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg