Dihin
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)1. Wax aan weli la lisin ahaansho (xoolo). 2. Wax aan weli sidii la rabay looga faa'iidaysan ahaansho (dhul). ld dahan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dihin ↴
ugub | aftin | asaddihin | carcar | dahan | dihnaan | jilqab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg