Diho
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-hday, -hatay)Ilmo dhashay kalgacal u muujin. ld daho, doho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diho ↴
daho | dihasho | doho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg