diilin
(m.dh)

ld diillin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diilin

diillin [m.dh] (-imo, m.l)
1. Xarriiq; jiitin. 2. Roob xoog leh oo dabayl wata. 3. Caws cusub oo ka soo fufay meel gubad ah. ld diilin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg