Diinta Budhiismaha

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(dii.) Diinta ay dadka qaarkood aaminsanyihiin inay ku barayso sida aad isaga baabbi'in lahayd murugta, waxaana lagaga dhaqmaa Aasiyada bari, iyo Aasiyada dhexe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diinta Budhiismaha


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg