Diirane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(xis.) Dhakhsaha isbeddelka ee fansaar marka loo eego doorsoomaha madax bannaan. Waxa kale loo yaqaan wehliyaha xigsineed ama fansaar diiran. .

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diirane

abyin | abyineed aan hubnayn | diirane-koowaad | heer-diirane | isle'eg-xigsiineed | isle'eg-xigsineed ee heerka-labaad | naasley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg