Diirane-koowaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal ..., m.l/dh)

(xis.) Fansaarka j = f(x) waa d. k. marka uu diiranihiisu yahay heerka koowaad, waxaana loo qoraa dy/dx ama f'(x).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diirane-koowaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg