dikaan
(m.l)1. Dhaqdhaqaaq yar oo isdabajoog ah sida kan dhiigga xididdada xulaaya ama meel malaxi ku jirto. 2. ld dikaamid.
dikaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Dikaan dareemid (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dikaan ↴
dikaamid [m.f.dh]
eeg dikaan². ld diikaan¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg