dillaan
(m.l)1. Dhicidda wax culusi dhinac u dhaco. 2. ld dillaamid. Leexashada wax badani hal mar dhinac u wada leexdo.
dillaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)1. Wax culus dhinac u dhicid. 2. Wax badan hal mar u wada leexasho. ld dullaan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dillaan ↴
dillaamid [m.f.dh]
eeg dillaan². ld dillaan¹ (2), dullaamid, dullaan¹.
dillaamo [m.dh]
ld dillaan¹, dullaamo.
dullaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
ld dillaan².
gudbiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(c.nafl) Noole, sida badan cayayaan oo ka qaada deriskunoole qof oo u gudbiya qof kale sidaas darteed ay cudur u keenaan. Sida kaneecadu u tahay gudbiyaha duumada, filaariyasiga iyo qandho dillaanta.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg