diqow
(m.l)

Isbeddelka dhadhanka iyo urta biyaha ku dhaca.

diqow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Diq noqosho (biyo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diqow

diqoobid [m.f.dh]
eeg diqow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg