diraacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto yaraan ku noolaansho (xoolo). ld diraaco.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diraacso ↴
diraaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
ld diraacso.
diraacsasho [m.f.dh]
eeg diraacso. ld diraacasho, diraacsad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg