Diraal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah. 2. Muhimad gaar ah oo diraal loo xilsaaray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diraal ↴
diraddiraale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg