diraddiraale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Qof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiroole.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diraddiraale ↴
diraddiroole [m.l]
ld diraddiraale.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg