Diyaafad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Martiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan lagu cuno. ld dayaafad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diyaafad

dayaafad | dayaafadi | dayaafadin | diyaafadi | diyaafadin | karan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg