doobbogoray
(m.l)

Awrka aan weli doobbada soo ridan. ld doobbagoray, doobgoray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doobbogoray

doobbagoray [m.l] (-yo, m.dh)
ld doobbogoray.

doobgoray [m.l]
ld doobbogoray.

gulaal [m.l]
1. G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbogoray. 2. G. ah: nin aan codkar ahayn. 3. ld gulaalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg