dooddi
(m.l)

1. Orod xoog leh. 2. ld dooddiyid.

dooddi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Si xoog leh u ordid; digdigleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooddi

dooddiyid [m.f.dh]
eeg dooddi². ld doodi¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg