doomaar
(m.dh)

1. Naq cayada la bah ah oo degellada ka baxa. 2. Cayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doomaar

saddexo [m.dh]
Nagaar yar oo doomaarta ka tirsan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg