Dowr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin.
Dowr
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rar/-rtay, m.l)Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dowr ↴
dawr | dawr | dawrid | door | dowrid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg