dubbeys
(m.l)

ld dubbeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubbeys

dubbeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg dubbee. ld dubbeys.

dubbeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax dubbe lagu garaaco ahaansho.

dubbeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg dubbeysan. ld dubbeysnaansho.

dubbeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dubbeysnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg