Dubdhacsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Isbedelka degdegga ah ee caydiga laga tegayo loona gudbayo qaangaadh, kaas oo ka dhaca meerta nololeedka lafdhabarla'fara badan iyo berribiyood, tusaale: buuley ilaa cayayaan qaangaadh ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubdhacsi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg