dudis
(m.l)Neef irmaan caalsaar samayn.
dudis
(m.dh)Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dudis ↴
dudid [m.f.dh]
eeg dud². ld dudis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg