dudmo
(m.dh)ld didmo.
dudmo
(m.dh)Caro lagu muujiyo fooltub iyo aftuur.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dudmo ↴
didmo [m.dh]
Yaacidda xoolo, ugaar iwm. baqdin awgeed la yaacaan. ld dudmo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg