Dufantiro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Dufan iska tirid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dufantiro

dufantirasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg