Duji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax dhammaystirid. 2. Wax afgembiyid. 3. ld tuji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duji

dujin | dujis | tuji | tujin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg