Dukaafad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Meel qashinka lagu daadsho; qashinqub. ld duggaafad, kuddaafad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dukaafad

duggaafad | kuddaafad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg