Dukaanle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Qof dukaan iibiya. 2. Qof dukaan leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dukaanle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg