dulfadhi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

1. Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo. 2. Wax duljoogid iyadoo aan wax laga qabaneyn. 3. Wax meel ku sugan ilaalin. Tus. “Ciidan baa na dulfadhiya”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulfadhi

dulfadhin [m.dh]
ld dulfadhiyid.

dulfadhiyid [m.f.dh]
eeg dulfadhi. ld dulfadhin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg